naaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

1. Wax fur lagu naabay ahaansho. 2. Wax wax kale kor lagaga dhejiyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naaban

naabnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naaban. ld naabnaansho. naaban, naabnaansho

naab [m.l]
ld naabid.

naab [m.dh]
(daaw.) Qolof qallalan oo fuusha bishimaha qofka marka uu harraado ama uu bukoodo; jiil.

naab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax fur ku adkeyn. 2. Ku n.: wax la kor saaray wax kale ku dhejin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg