naabnaab1

Qaabnax: m.l  Isrogrogga:  

1. ld naannaab 1. N. ah: qof
caqli yar oo shiddo badan. 2. ld naabnaabid.

naabnaab2

Qaabnax: f.mg1  Isrogrogga: (-bay, -btay) 

1. Qof, wax shiddo badan oo caqli yar noqosho. 2. Qof faqri daran la kulmid. 3. Ku n.: si foolxun oo ka fuqid lahayn ugu dhegid u qabsasho. ld naannaab².


Ku Badal Luuqad Kale!

Ereyada la isku gaabiyay ee ‘Qaabnax’ fasiraadooda halkan ka eeg