naadin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg naadi². naadi

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naadin

yabooh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -hday)
1. Ka y.: baadi meel shir ah ka naadin. 2. U y.: cid, cid kale taageero u weyddiin.

baari [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
1. Xoog ku riixid; qof wax ku adkayn; culays saarid. 2. Badeeco beec ka xayirid. 3. Ku b.: wax la naadinaayay qofka qiimaha ugu sarreeya gaara ka iibin.

fallis [m.l]
1. Tartan lagu tartamo qiimakordhin, badeeco la naadinayo. 2. ld fallisid.

fallis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Ku f.: badeeco la naadinayo qiime la gaarsiiyey wax ku kordhin.

tanaadin [m.f.dh]
eeg tanaadi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg