naaqusi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax naaqus ka dhigid. ld naaqisi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naaqusi

naaqisi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld naaqusi.

naaqisid [m.dh]
ld naaqusid.

naaqisin [m.dh]
ld naaqusin.

naaqusid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naaqus². ld naaqisid.

naaqusin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naaqusi. ld naaqisin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg