naawi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Qof, wax akhrin isaga oo aan rabid iyo fahmo u hayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naawi ↴
naawil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
1. Wax inay dhacayaan malayn; filid. 2. U n.:cid wax u gudbin.
naawilid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naawil.
naawin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naawi. ld naawis.
naawis [m.l]
ld naawin.
naa [u.j]
Erey qof dumar ah loogu dhawaaqo
ama loogu yeero ama lagu soo jeediyo;
magac ayaa badanaa ka dabadhaca. Tus.
“Naa Kaaha!”, “Naa Ubax”. ld naayaa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg