nabaaddiinaxir
(m.l)

(dii.) Duco ama quraan loo akhriyo si wax lumay Eebbe u badbaadiyo; xirsixir.

nabaaddiinaxir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Wax lumay quraan ama duco u akhriyid si Eebbe u badbaadiyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabaaddiinaxir ↴

nabaaddiinaxirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabaaddiinaxir².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg