nabaadguurin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg nabaadguuri. ld nabaadguuris.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabaadguurin

nabaadguuris [m.l]
ld nabaadguurin.

nabaadguur [m.l] (-ray, -rtay)
Nafaqaddarro dhulka gaartay awgeed, geedo soo bixi waayaan.

nabaadguur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Nafaqaddarro dhulka gaartay awgeed geed soo bixi waayid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg