nabdaaddi
(m.l)

Salaan.

nabdaaddi
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-iyay, -iday/-isay; -iyi)

Cid salaamid; bariidin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabdaaddi

nabdaaddin [m.dh]
ld nabdaaddiyid.

nabdaaddis [m.l]
ld nabdaaddiyid.

nabdaaddiyid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabdaddi². ld nabdaaddin, nabdaaddis.

nabdaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Cabsi yar darteed hurdo ka kicid; hambabbaar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg