nacsii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)

Cid wax ay rabtay in ay nacdo gayeysiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacsii

uriso [m.dh]
Wax loo akhriyo in laysku nacsiiyo laba qof oo israbta ama is jecel.

ursii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Wax ur leh cid sanka u saarid. 2. U ursii: nafley wax nacsiin.

diidsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid wax nacsiin.

nacsiin [m.f.dh]
eeg nacsii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg