nadaami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld nidaami.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nadaami

aaddi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid meel ku toosin; ld aadi, aadsii. 2. Ku aa.: wax dalool ciriiri ah oo uu geli karo ku beegid. 3. Ku aa.: wax muuqaalkooda wax kale ku gudbid. 4. Isku aa.: wax aan nidaamsanayn sida ay isu raaci karaan u nadaamid. aadi, aadsii

habaysan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay; -smi)
Wax la nadaamiyey noqosho.

habaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la nadaamiyey ahaansho.

nadaamin [m.dh]
ld nidaamin.

nidaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax la habeeyay ahaansho. ld nadaami.

nidaamin [m.f.dh]
eeg nidaami. ld nadaamin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg