nadiifow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Qof nadiif noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nadiifow

nadiifoobid [m.f.dh]
eeg nadiifow.

nadiif [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. N. ah: wax aan uskag iyo wasakh lahayn. 2. N. ah: qof aan khayaamo, xaasidnimo iwm lahayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg