nadooci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax sida laan qoyan, ul, rabadh iwm loodin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nadooci

nadoocin [m.f.dh]
eeg nadooci.

nadoocsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la nadoociyay ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg