nadoocin
(m.f.dh)

eeg nadooci.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nadoocin

nadooc [m.l]
Loodsanka ku dhaca ul, rabar iwm.

nadooc [m.l]
(nax.) Habdhac sarfeed oo hawshiisu tahay in salka (falka ama magaca iwm) la raaciyo kabayaal ama dhammaadyo muujinaya tirada, caynta iyo qofka.

nadooc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Ul, rabar iwm loodsan ku dhicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg