nafaqaxumo
(m.dh)

Yaraanta wax la quuto ay dheeftu ku yartahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nafaqaxumo

fadhiid [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: ilmo cudur, nafaqaxumo awgeed waqtigii uu socon lahaa aan socon.

quluulo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-uulay, -uushay)
Xoolo da'weyn ama dad nafaqaxumo awgeed meel uga kici waayid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg