nafaqee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-qeeyay, -qaysay)

Wax nafaqo siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nafaqee

carranafaqeeye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Digo, dawo iwm oo dhulka lagu bacrimiyo.

nafaqayn [m.f.dh]
eeg nafaqee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg