nafar
(m.l)

1. Hal qof. 2. Cunto bisil oo hal qof deeqda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nafar

naf [m.dh] (-fo, m.l)
1. ld ruux. Waxa nafleyda ku jira oo aan la arkin, lana taaban karin, la'aanteedna aan la noolaan karin. 2. N. ah: wax dhimasho u dhow. 3. N. ma leh: qiimo ama waxtar yari.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg