nafjeclayso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

1. Khatar u beerdhigeddeeda ka cabsasho. 2. Ka n.: wax nafac leh oo dad ka dhexeeya gaar u qaadasho. 3. Ka n.: saaxiib dhib kaga baxsasho danaysi dartii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nafjeclayso

nafjeclaysasho [m.f.dh]
eeg nafjeclayso. ld nafjeclaysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg