nafsadjab
(m.l)

ld niyajab¹.

nafsadjab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

ld niyajab².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nafsadjab

niyajab [m.l]
Rajoxumo ka dhalata wax sidii laga rabay noqon waayay. ld nafsadjab¹, niyadjab¹.

niyajab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Rajaxumo dareemid, wax sidii la rabay u dhici waayey awgeed. ld nafsadjab², niyadjab².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg