naftir
(m.l)

N.kayga, n.kaaga, iwm: israacinta nafley dhaawac ah la israaciyo.

naftir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Dhaawac israacin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naftir

naftirid [m.f.dh]
eeg naftir².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg