nagaan
(m.dh)

ld negaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nagaan

joog [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Meel ku nagaan. 2. Jirid; noolaansho.

nagaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld negaan.

negaan [m.f.dh]
eeg neg. ld nagaan, nagaansho, nagi¹, negaansho, negi¹.

xeerka 1aad ee Niyuuton [m.l]
(fiis.) Walaxi waxa ay ku jireysaa nagaansho ama socod madoorsoome ah oo raacaya xariiq toosan haddii xoog aanu falayn walaxda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg