najaas
(m.l) (-syo, m.dh)

(dii.) Qof faddaro ah. ld nejis, nijaas¹.

najaas
(m.dh)

(dii.) Naag faddaro ah. ld nejisad, nijaas² (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh najaas

najaasaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld nijaasaysan.

najaasaysnaan [m.dh]
ld nijaasaysnaan.

najaasaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld nijaasaysnaan.

najaasee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -seysay)
(dii.) Qof wasakh gaarsiin. ld nijaasee.

najaaseyn [m.f.dh]
eeg najaasee. ld nijaaseyn.

najaasnimo [m.dh]
(dii.) Najaas ahaansho. ld nejisnimo, nijaasnimo.

najaaso [m.dh]
(dii.) Faddaro; wasakh (sida kaadida, saxrada iwm). ld nijaaso.

najaasoobid [m.f.dh]
eeg najaasow. ld nijaasoobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg