najaaso
(m.dh)

(dii.) Faddaro; wasakh (sida kaadida, saxrada iwm). ld nijaaso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh najaaso

najaasoobid [m.f.dh]
eeg najaasow. ld nijaasoobid.

najaasow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
(dii.) Wax najaas gaartay noqosho. ld nijaasow.

nijaaso [m.dh]
ld najaaso.

nijaasoobid [m.dh]
ld najaasobid.

nijaasow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld najaasow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg