najaasow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

(dii.) Wax najaas gaartay noqosho. ld nijaasow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh najaasow

najaasoobid [m.f.dh]
eeg najaasow. ld nijaasoobid.

nijaasow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld najaasow.

najaas [m.l] (-syo, m.dh)
(dii.) Qof faddaro ah. ld nejis, nijaas¹.

najaas [m.dh]
(dii.) Naag faddaro ah. ld nejisad, nijaas² (1).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg