nijaar
(m.l)

ld najaar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nijaar

najaar [m.l] (-rro, m.dh)
Nin yaqaan farsamada alwaaxda; sarmali; faryaame. ld nijaar.

najaarnimo [m.dh]
Najaar ahaansho. ld nijaarnimo.

nijaarnimo [m.dh]
ld najaarnimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg