nijaasaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax nijaaso ka ba'day ahaansho. ld najaasaysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nijaasaysan

najaasaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld nijaasaysan.

nijaasaysnaan [m.f.dh]
eeg nijaasaysan. ld najaasaysnaan, najaasaysnaansho, nijaasaysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg