nijaasee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-seeyay, -seysay)

ld najaasee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nijaasee

najaasee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -seysay)
(dii.) Qof wasakh gaarsiin. ld nijaasee.

nijaas [m.l] (-syo, m.dh)
ld najaas¹.

nijaas [m.dh] (-syo, m.dh)
1. (dii.) ld najaas². 2. Wax aan daahir ahayn. 3. Wax daahirnimada buriya.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg