nijaaso
(m.dh)

ld najaaso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nijaaso

daahiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. (dii.) Wax nijaaso ka bi'in. 2. Wax, wax muuqda oo bayaan ah ka dhigid.

dhaqan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qmay, -qantay; -qmi)
1. Nijaaso, wasakh iwm mayrmid. 2. Wax midab leh fasakhmid. 3. Haweeney gurigeeda si wanaagsan u maamulid. 4. Ku dh.: qalab, sharci iwm adeegsasho. 5. Ku dh.: guri iwm ku noolaan.

haran [m.l]
Wax nijaaso leh.

muskullux [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
1. M. ah: wax aan wasaq lahayn. 2. (dii.) M. ah: wax aan nijaaso lahayn.

najaaso [m.dh]
(dii.) Faddaro; wasakh (sida kaadida, saxrada iwm). ld nijaaso.

najaasoobid [m.f.dh]
eeg najaasow. ld nijaasoobid.

najaasow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
(dii.) Wax najaas gaartay noqosho. ld nijaasow.

nijaasaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax nijaaso ka ba'day ahaansho. ld najaasaysan.

nijaasoobid [m.dh]
ld najaasobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg