nikaaxid
(m.f.dh)

eeg nikaax². ld nikaaxin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nikaaxid

nikaaxin [m.dh]
ld nikaaxid.

nikaax [m.l] (-xyo, m.dh)
Xarig diini ah oo isu xalaaleynaya nin iyo naag is guursanaya.

nikaax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Qof haween ah nin raba inuu guursado u xalaaleyn. ld nikaaxi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg