nimco
(m.dh)ld nicmo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nimco ↴
gallad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Cid abaal u gelid. 2. (f.mg) Ku g.: nimco weyn bixin (Eebbe). ld galladee.
galladayso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-stay, -satay)
1. (f.g) Cid abaal u gelid si abaalgud looga helo. 2. (f.mg) Ku g.: cid nimco weyn siin (Eebbe).
nicmo [m.dh]
Nabadgelyo, barwaaqo iyo caafimaad lagu suganyahay. ld nicmad, nimcad, nimco.
nicmooley [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Xayawaanka dadku manaafacaadsado sida geela, ariga iwm. ld nimcooley.
nimcooley [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld nicmooley.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg