ningax
(m.l)

Mayrax, maro iwm. oo qarka lagaga duubo haruub si uu weelka aad ugu qabsado. ld lingax¹, niggax¹.

ningax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday; -gixi)

Haruub qarka mayrax, maro, iwm ugu duubid si uu weelka aad ugu qabsado. ld lingax², niggax².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ningax

lingax [m.l]
ld ningax¹.

lingax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
ld ningax².

lingaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
ld ningaxan.

lingaxasho [m.dh]
ld ningaxasho.

lingaxnaan [m.dh]
ld ningaxnaan.

lingaxnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ningaxnaan.

lingaxo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-xday, -xatay)
ld ningaxo.

niggax [m.l]
ld ningax¹.

niggax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
ld ningax².

niggaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa,-xnayd)
ld ningaxan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg