niyadjebi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld niyajebi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyadjebi ↴
niyadjebid [m.dh]
ld niyajebid.
niyadjebin [m.dh]
ld niyajebin.
niyajebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid niyajab ku abuurid. ld nafsajebi, niyadjebi.
niyajebid [m.f.dh]
eeg niyajab². ld nafsajebid, niyadjebid.
niyajebin [m.f.dh]
eeg niyajebi. ld nafsajebin, niyadjebin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg