niyajab
(m.l)

Rajoxumo ka dhalata wax sidii laga rabay noqon waayay. ld nafsadjab¹, niyadjab¹.

niyajab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

Rajaxumo dareemid, wax sidii la rabay u dhici waayey awgeed. ld nafsadjab², niyadjab².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyajab

nafsadjab [m.l]
ld niyajab¹.

nafsadjab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
ld niyajab².

niyadjab [m.l]
ld niyajab¹.

niyadjab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
ld niyajab².

niyadjabsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld niyajabsan.

niyadjabsanaan [m.dh]
ld niyajabsanaan.

niyadjabsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld niyajabsanaan.

niyajabsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax niyadjab ku dhacay ahaansho. ld niyadjabsan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg