niyajabsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax niyadjab ku dhacay ahaansho. ld niyadjabsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh niyajabsan

niyadjabsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld niyajabsan.

niyadjabsanaan [m.dh]
ld niyajabsanaan.

niyadjabsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld niyajabsanaan.

niyajabsanaan [m.f.dh]
eeg niyajabsan. ld niyadjabsanaan, niyadjabsanaansho, niyajabsanaansh

niyajabsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld niyajabsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg