noolaansho
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

eeg noolow. ld noolaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh noolaansho

nabad-jeceyl [m.l]
(fals.) Dhaqdhaqaaq ka soo horjeeda dagaallada oo loo adeegsado xallinta mashaakillada, uguna baaqa adduunweynaha nabad ku wada noolaansho.

raaxayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Nolol raaxo leh ku noolaansho. 2. Nasasho; daaltirasho.

wada noolaansho [m.dh]
Isdhex gal ka dhex dhaca laba xayawaan ama laba sinji oo geedo ah, kuwaas oo wada nool, oo mid kamid ahi isdhex galkooda ka faaidaysanayo, ka kalena wax dhibaato ahi ka soo gaadhayn.

ceesh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-shay, -shtay)
Nafley noolaansho. ld caysh².

dhexdeg [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Bartamaha tuulada ku noolaansho.

dhexnoolaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhexnoolaan.

dibusoonoolaansho [m.dh]
1. (dii.) Hab nafta dib loogu soo celiyo jirka (fikrad diineed). 2. (dii.) Natiijo nafley. 3. (dii.) Habka ruuxa iyo qofka ay isuraacaan. ld dibusoonoolayn.

diraacso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Meel xilliga diraacda ku sugnaan. 2. Tamardarro, cunto yaraan ku noolaansho (xoolo). ld diraaco.

dulnoolaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dulnoolaan.

gabow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Muddo badan noolaansho. 2. Da'weyn oo aan wax la qabsan karin gaarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg