nootaayo
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Nin ka shaqaaya xafiiska nootaayada.

nootaayo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Xafiis awood loo siiyey in uu u sharciyeeyo dadweynaha waxyaabaha ay kala beddelanayaan ama dhaxalka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nootaayo

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg