nugaal
(m.l)

Midab madow oo lo'da u gaar ah.

nugaal
(m.dh)

Dhul ciid jilacsan oo boor leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nugaal

gumburi [m.l]
Dameer dibadeed ku nool gobollada Nugaal iyo Sanaag.

suunaari [m.dh]
Fardo nugaaleed qurux badan, leh seyn dheer iyo bacroor dheer.

wajiine [m.l]
Xilli roob oo u dhexeeya bilaha nofembar iyo jannaayo oo roob ka da'o xeebaha Nugaal iyo Bari. ld wejiine.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg