nuglaan
(m.f.dh)eeg nugul². ld nuglaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuglaan ↴
caaddifo [m.dh]
Dareen u nuglaansho waxa qof ku dhaca ama uu sameeyo. ld caaddifad. caaddifad
baraqnuglaan [m.f.dh]
eeg baraqnugul. ld baraqnugeyl, baraqnuglaansho.
baraqnuglaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg baraqnuglow. ld baraqnuglaan.
beernuglaan [m.dh]
eeg beernugul. ld beernugeyl (2).
cabban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax adkaysi yar leh ahaansho; nuglaansho (qof).
calooljileec [m.l]
1. Dareen naxariis iyo turaal leh oo aadanaha ku beerma. 2. Dareen nuglaan iyo debec leh oo loo yeesho arrin aan la hubsan.
debec [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bcay, -becday; -bci)
1. Xarig, guntin iwm wax giigsanaantii ka ba'day noqosho. 2. U d.: wax u dhega nuglaan. ld dabac², debac².
dhegannuglaan [m.f.dh]
eeg dhegannugul. ld dhegannugeyl, dhegannuglaansho.
dhegannuglaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg dhegannuglow. ld dhegannuglaan.
foolnuglaan [m.f.dh]
eeg foolnugul. ld foolnuglaansho.