nuuradaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Guri iwm wax nuurad marsantahay ahaansho. ld nuuriyadaysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuuradaysan

nuuriyadaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld nuuradaysan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg