nuurid
(m.f.dh)

eeg nuur².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuurid

nuur [m.l]
Kaaha ka baxa walax iftiimaysa.

nuur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Walax iftiinta kaah bixin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg