nuuriyad
(m.dh)ld nuurad¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuuriyad ↴
nuurad [m.dh] (-do, m.l)
Maaddo midab cad leh oo laga helo dhagxaan si gaar ah loo gubay, dhismayaashana lagu dhisaa ama lagu caddeeyaa. ld nuuriyad, nuuriyo.
nuuradayn [m.f.dh]
eeg nuuradee. ld nuuriyadayn.
nuuradaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Guri iwm wax nuurad marsantahay ahaansho. ld nuuriyadaysan.
nuuradaysnaan [m.f.dh]
eeg nuuradeysan. ld nuuradaysdnaansho, nuuriyadaysnaan, nuuriyadaysnaa.
nuuradee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Wax nuurad marin. ld nuuriyadee.
nuuradoobid [m.f.dh]
eeg nuuradow. ld nuuriyadoobid.
nuuradow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Nuurad noqosho (dhagax). ld nuuriyadow.
nuuriyadayn [m.dh]
ld nuuradayn.
nuuriyadaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld nuuradaysan.