nuuriyo
(m.dh)

ld nuurad¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuuriyo

nuurad [m.dh] (-do, m.l)
Maaddo midab cad leh oo laga helo dhagxaan si gaar ah loo gubay, dhismayaashana lagu dhisaa ama lagu caddeeyaa. ld nuuriyad, nuuriyo.

nuuri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax nuur u yeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg