nuxnux
(m.dh)

Hadal qarsoodi ah oo laba qof iyo wax ka badani hoos ugu sheekeystaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuxnux

nuxnuxlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Nuxnux samayn.

nuxnuxleyn [m.f.dh]
eeg nuxnuxlee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg