nuxrur
(m.l)

Dheef tayo leh oo laga helo cuntada qaarkeed. ld nuxur.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuxrur

yicib [m.dh]
Gudda miro ka baxa oo qolof iyo labo qalbac oo beer ah leh oo la cuno, aadna u nuxrur badan. ld jicib.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg