nuxuusi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax daciif ka dhigid. ld naxuusi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuxuusi

naxuusi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld nuxuusi.

naxuusid [m.dh]
ld nuxuusid.

naxuusin [m.dh]
ld nuxuusin.

nuxuusid [m.f.dh]
eeg nuxuus². ld naxuusid.

nuxuusin [m.f.dh]
eeg nuxuusi. ld naxuusin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg