obiyum

Qaabnax: m.l (daaw.)  Isrogrogga:  

Dawo laga miiro geedka la
yiraahdo “poppy papaver somniferum” oo
xanuun bi’is ah hurdana keenta maadama ay
morfiin ku jirto.


Ku Badal Luuqad Kale!

Ereyada la isku gaabiyay ee ‘Qaabnax’ fasiraadooda halkan ka eeg