oday
(m.l) (-yaal, m.l/dh)

1. Nin da' weyn; duq;waayeel. 2. Nin waxgarad ah ama xil qaadi kara, mas'uul; xilkas. duq, waayeel, masuul, xilkas

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oday

odayee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-deeyay, -deysay)
1. (f.g) Geel la lisayo caanihiisa qeybin. 2. (f.mg) Ka o.:hawl, arrin iwm si xilkasnimo leh u dhexgelid.

odayeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg odayee odayee

odaynnimo [m.dh]
Oday ahaansho. ld odaytinnimo. odaytinnimo

odayoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg odayow. odayow

odayow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Da'weyn gaarid; waayeeloobid. 2. Waayo aragnimo yeelasho. waayeeloobid

odaytinnimo [m.dh]
ld odaynnimo. odaynnimo

oodayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oodee.

ooysin [m.dh]
Neef xoolo ah oo tacsi ahaan loogu geeyo reer nin oday ahi ka dhintay.

bash [m.l]
Guddi ka kooban shan oday oo hoos yimaada dawladda ingiriiska.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg