oddorosid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg oddoros². oddoros

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oddorosid

maami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Oddorosid. 2. Wax qiyaasid.

qiyaas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Mugga culayska, iyo dhererka ee wax leeyahay cabbirid. 2. Wax oddorosid. 3. Ku q.: wax in ay wax kale la egyihiin iyo in kale ku eegid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg