og

Qaabnax: m.l  Isrogrogga:  

1. ld ogaan (1). Garasho wax loo
leeyahay; arrintaas ogaal baan u falay. 2. Xog
wax laga hayo. Tus. “Ogaalkay nabadgelyo
ayaa halkaa ka jirtay”. 3. Xog’ogaal: oogaanta
wax guntooda la ogyahay.


La mid/macne ah | Variant/similar meaning

 ogaan  

Ku Badal Luuqad Kale!

Ereyada la isku gaabiyay ee ‘Qaabnax’ fasiraadooda halkan ka eeg