ogaansho
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

eeg ogow. ld ogaan. ogow, ogaan

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ogaansho

ogaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
1. ld ogaal, ogaansho. eeg og. 2. Ulakac; kas, maag. O. buu u yeelay: kas buu u yeelay. ogaal, ogaansho, ulakac, kas, maag

fogaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg fogow. ld Fogaan; fogaan.

hub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Arrin xaqiiqdeeda ogaansho.

moogaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg moogow. ld moogaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg