oggol
(m.l)1. O. ah: cid aan wax diiddanayn. 2. Neef irmaan oo ubad waliba nuugo; hebed.
oggol
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-laa, -layd)1. Wax aan wax diiddanayn ahaansho. 2. Wax, wax kale ka hela ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oggol ↴
haad [m.l]
1. Buunshe. 2. H. ah: qof fudfudud.
3. Xad. 4. (-dad, m.l) Hal turub afartiisa qaybood mid ka mid ah. 5. Inta qof hal mar isku cuno (turub). 6. Dhinaca loo oggolyahay in baabuur waddada ka maro. 7. Cudur maskaxeed geela ku dhaca.
oggolaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oggol². ld oggolaansho. oggol, oggolaansho
oggolaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg oggolow. ld oggolaan. oggolaan, oggolow
oggolaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Cid wax ku qancin. 2. Nafley in ay wax oggolaato ku khasbid.
oggolaysiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oggolaysii. oggolaysii
oggolow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-laaday, -laatay)
Wax, wax oggolaaday noqosho.
raac [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-cay, -cday)
1. (f.g) Cid socod ku wehelin. 2. (f.g) Waddoqaadid. 3. (f.g) Diyaarad, baabuur iwm oo socda fuulid. 4. (f.g) Bahal iyo dayac xoolo ka ilaalin. 5. (f.g) Cid cayrsasho. 6. (f.mg) Ku r.: cid ra'yi iwm la oggolaan. 7. (f.mg) La r.: xoolo iwm garaacid. waddoqaadid
haah [qr]
Qurub tilmaama oggolaansho ama wax ku raacid. ld haa, haaheeyo, hahey. haa, haaheeyo, hahey